City University Of Mogadishu College Of Business & Economics

City University Of Mogadishu College Of Business & Economics Knowledge is Light! The programs at the School of Business & Economics are committed to providing students with a competitive edge in the job market.

With a focus on innovation, excellence, and relevance, the programs aim to produce graduates that are prepared to face the challenges of the ever-evolving business landscape
(CUSE) is one of the leading economics department in Somalia, melding instruction and research to impart our students. And deals with a great variety of other complex issues of vital concern to society. It provides a thorough

understanding of economic theory, with a focus on the practical link between theory and real-world applications

Major Specialisation:
BSc Economics
BA in Banking And Finance, HRM, Accounting

Master Programme:
MBA

Hambalyo dhamaan ardayda daafacatay buugoda qalin jabinta ee jamacada qaasatay ardayda kuliyada dhaqaalaha iyo maamulka ...
28/01/2026

Hambalyo dhamaan ardayda daafacatay buugoda qalin jabinta ee jamacada qaasatay ardayda kuliyada dhaqaalaha iyo maamulka ee jamacada City University of Mogadishu

Capstone project day
24/01/2026

Capstone project day

02/01/2026

Hambalyo Hambalyo Najiib Mohamed Ibraahim, oo kamid ah ardayda kuliyada dhaqaalaha ee City University of Mogadishu

04/12/2025

𝐃𝐚𝐣𝐜𝐢 𝐜𝐮𝐩 𝟐𝟎𝟐𝟓
Natiijada Ciyaarta Koowaad ee Maanta
Kulankii ugu horreeyay ee maanta dhacay waxaa guusha heshay Kulliyadda 𝐜𝐨𝐥𝐥𝐞𝐠𝐞 𝐨𝐟 𝐛𝐮𝐬𝐢𝐧𝐞𝐬𝐬 𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐝𝐦𝐢𝐧𝐢𝐬𝐭𝐫𝐚𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐬𝐜𝐢𝐞𝐧𝐜𝐞𝐬, kadib markii ay kaga adkaadeen kooxda 𝐅𝐨𝐮𝐧𝐝𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐁 ciyaar aad u xamaasad badan.



Halyey
04/12/2025

Halyey

Guulo badan baan ika sugayaa
04/12/2025

Guulo badan baan ika sugayaa

NATIIJADA KULANKII KOOWAAD EE MAANTA

Kulliyadda Ganacsiga & Culuumta Maamulka, ayaa guul ka gaartay dhiggooda Foundation B.

21/11/2025

𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐗𝐮𝐬𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐥𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 – 𝟐𝟏-𝐤𝐚 𝐍𝐨𝐟𝐞𝐞𝐦𝐛𝐚𝐫

Macalinka Soomaaliyeed waa laf-dhabarta bulshada, waa halyeey u soo dhabar adeegay xiliyo ay jireen daruufo adag, waa soo saare iyo kobciye ubax badan oo guuleystay.

Waxaan fursaddaan uga faaideysaneena inaan hambalyo iyo mahadcelin u dirno macalinka Soomaaliyeed.


Kulliyadda Ganacsiga & Dhaqaalaha — Takhasuska Dhaqaalaha ee Jaamacadda City Muqdisho ayaa si xirfadeysan u soo diyaaris...
28/04/2025

Kulliyadda Ganacsiga & Dhaqaalaha — Takhasuska Dhaqaalaha ee Jaamacadda City Muqdisho ayaa si xirfadeysan u soo diyaarisay falanqayn qoto dheer oo ku saabsan laba ka mid ah warshadaha ugu muhiimsan ee door weyn ku leh dhaqaalaha Soomaaliya: Warshadaha Cunnada iyo Warshadaha Korontada.

𝐖𝐚𝐫𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐂𝐮𝐧𝐧𝐚𝐝𝐚:
Ardaydu waxay sameeyeen falanqeyn dheer oo ay ku muujiyeen in fursado badan ay ka jiraan beeraleyda, kalluumaysiga, farsamaynta cunnada, iyo suuqyada gudaha iyo dibedda. Sidoo kale, waxay xuseen in caqabadaha jira ay u baahan yihiin xalal waara si loo horumariyo wax-soo-saarka cunnada ee dalka.

𝐖𝐚𝐫𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐊𝐨𝐫𝐨𝐧𝐭𝐚𝐝𝐚:
Ardaydu waxay sidoo kale falanqeeyeen in fursad weyn ay ka jirto dhinaca tamarta cadceedda iyo baahida sare ee bulshada Soomaaliyeed ee koronto tayo leh. Waxaa la adkeeyey baahida loo qabo maalgelin, sharciyeyn, iyo horumarinta kaabayaasha si loo gaaro adeeg koronto oo hufan oo la isku halleyn karo.

🌟 Waxaan aaminsanahay in horumarinta warshadahaan ay fure u tahay koboca dhaqaalaha, shaqo-abuurka, iyo tayaynta nolosha bulshada Soomaaliyeed.









City University Of Mogadishu College Of Business & Economics

City University of Mogadishu

Kuliyada Ganacsiga iyo Dhaqaalaha ee Jamacada City University of Mogadishu  ayaa soo qaban qaabisay Bandhigyada Qorshaya...
27/04/2025

Kuliyada Ganacsiga iyo Dhaqaalaha ee Jamacada City University of Mogadishu ayaa soo qaban qaabisay Bandhigyada Qorshayaasha Ganacsi kaas oo ay ka qayb galeen Qaarkamid ah ardayad Kuliyadda dhigata
Kusoo biir si aad oga faa'iidaysato fikradaha Ganacsi

City University Of Mogadishu College Of Business & Economics

Ardayda wax ka barata Kuliyadda Ganacsiga iyo Dhaqaalaha ayaa sameeyey Bandhigyo iyo Doodo muhiim ah oo ku saabsan dhaqa...
18/12/2024

Ardayda wax ka barata Kuliyadda Ganacsiga iyo Dhaqaalaha ayaa sameeyey Bandhigyo iyo Doodo muhiim ah oo ku saabsan dhaqaalaha Soomaaliya. bandhigaas waxaa diiradda lagu saaray qodobbadan muhiimka ah:
✅ GDP-ga Soomaaliya:
Waa maxay tirada guud ee dhaqaalaha dalka? Sidee ayuu koboca dhaqaalaha Soomaaliya u socdaa sanadkan?
✅ Ganacsiga Caalamiga ah:
Maxay yihiin badeecooyinka ugu waaweyn ee Soomaaliya dhoofiso? Dalkee ayay Soomaaliya ka keensataa badeecooyinka ugu badan?
✅ Heshiisyada Dhaqaalaha ee 2024:
Waa maxay heshiisyada waaweyn ee Soomaaliya saxiixday sanadkan? Sidee ayay uga qayb qaadanayaan horumarinta dhaqaalaha dalka?
Bandhiga waxaa sidoo kale ka soo qaybgalay maamulka jaamacadda, kuwaas oo talooyin wax ku ool ah ku biiriyey si loo xoojiyo fahamka iyo aragtida ardayda ee dhaqaalaha Soomaaliya.
Kusoo biir doodda! Fikradahaaga iyo talooyinkaaga hoos noogu reeb.

Hambalyo........................................HambalyoWaxaan farxada hambalyada la qaybsanaynaa Ardayda ka qalin badde...
08/08/2024

Hambalyo........................................Hambalyo
Waxaan farxada hambalyada la qaybsanaynaa Ardayda ka qalin baddelatay kulliyadaha kala aha BA In Business and BSc In Economics waxaad bixiseen waqti iyo dadaal maanta ayaa guushiina gaarteen

Waxaan idiin rajaynaynaa in aad waxbadan ku tartaan dadkiina iyo dalkiina guuleeysta City University Of Mogadishu College Of Business & Economics

04/08/2024

Kaliya 6 Maalin ayaa ka hartay Xafladda Qalijabinta ee Jaamacadda City.
Class of 2024.

Address

Makka Al Mukarama Road
Mogadishu
00000

Opening Hours

Thursday 07:00 - 19:00
Friday 19:00 - 05:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when City University Of Mogadishu College Of Business & Economics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to City University Of Mogadishu College Of Business & Economics:

Share