21/05/2026
Muuqaal Kooban:𝗕𝗔𝗡𝗗𝗛𝗜𝗚𝗔 𝗪𝗔𝗫𝗕𝗔𝗥𝗔𝗦𝗛𝗔𝗗𝗔 𝗞𝗨𝗟𝗠𝗜𝗦
Jaamacadda Caafimaadka Al Hayat
waxay si rasmi ah qeyb uga ahayd 𝗕𝗮𝗻𝗱𝗵𝗶𝗴𝗮 𝗞𝘂𝗹𝗺𝗶𝘀 oo ay soo qabanqaabiyeen Midowga Dugsiyada Gobolka Benadir Bandhiggan wuxuu ahaa fursad muhiim ah oo lagu soo bandhigay 𝐭𝐚𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐡𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐣𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐚𝐝𝐞𝐞𝐠𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐝𝐮𝐰𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐚𝐲 𝐛𝐢𝐱𝐢𝐬𝐨 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐮 Sidoo kale qaar kamid ah ardaydii ka qeyb gashay bandhigga ayaa si rasmi ah u doortay inay ku biiraan Jaamacadda, iyagoo muujiyay kalsooni iyo rajada mustaqbal waxbarasho oo tayo leh.