24/04/2026
Warbaahinta maanta si joogto ah ayay isu beddelaysaa, waxayna u baahan tahay hal-abuur, xirfado, iyo aragtiyo cusub, waana halka uu kasoo galayo.
Journalism 360 waa tababbar si heer sare ah loo qaabeeyey, laguna horumarinayo xirfadaha aasaasiga ah ee saxaafadda casriga ah, laga billaabo shaqada newsroom-ka ilaa hal curinta sheekooyin saameyn leh iyo adeegsiga tiknoolojiyadda cusub.
Barnaamijkan waxaa si wadajir ah u hirgelinaya SIMAD Creative Studio iyo Dawan Academy (Dawan), iyagoo isagu geynaya in ka badan 30sano oo khibrad waxbarasho iyo mid warbaahineed oo heer sare ah.
La-soco dhowaaan!
*******
The media landscape is constantly evolving, demanding creativity, skills, and fresh perspectives. Thatโs where comes in.
Journalism 360 is a dynamic training program aimed at developing the core skills of modern journalism, from newsroom to impactful storytelling and the use of emerging technologies.
The program is jointly delivered by SIMAD Creative Studio and Dawan Academy, bringing together over 30 years of combined experience in education and media.
Stay tuned for more updates.