Faculty of Veterinary Medicine & Animal Husbandry - SNU

Faculty of Veterinary Medicine & Animal Husbandry - SNU The faculty is among the earliest established fac..

Faculty of Veterinary Science at Somali National University (SNU) is a public higher education collage established in 1973 with the aim of providing quality education, professional trainings & research. Faculty of Veterinary Medicine & Animal Husbandry is one of the constituent faculties of Somali National University.

Under the supervision of Dr. Said Ali Ibrahim Batch-10 Animal Husbandry students conducted a practical laboratory sessio...
01/06/2026

Under the supervision of Dr. Said Ali Ibrahim Batch-10 Animal Husbandry students conducted a practical laboratory session focused on the preparation of blood smears. The training aimed to enhance students' laboratory skills and understanding of hematological diagnostic techniques.

The Faculty is dedicated to playing a vital role in the development and sustainable growth of Somalia's livestock sector.

fans Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Faculty of Graduate Studies and Research - Somali National University Midowga Ardada Kuliyada Xanaanada Xoolaha iyo Daawaynta-SNU

Waxaa Kulliyadda booqasho ku yimid wafdi ka socda Hay’adda Taya-dhowrka Qaranka (Somali Bureau of Standards). Wafdigu ay...
31/05/2026

Waxaa Kulliyadda booqasho ku yimid wafdi ka socda Hay’adda Taya-dhowrka Qaranka (Somali Bureau of Standards).

Wafdigu ayaa ardayda Dufcadda 8-VM u jeediyeen muxaadaro ku saabsan Badqabka Cunada (Food Safety Chain) iyo muhiimaddeeda ilaalinta caafimaadka bulshada. Sidoo kale, waxay ardayda ku dhiirrigeliyeen inay ka qeyb galaan dabaaldegga Maalinta Caalamiga ah ee Badbaadada Cuntada oo la xusayo 7-da Juun 2026.

Kulliyaddu waxay uga mahadcelinaysaa wafdiga kaalintooda qiimaha leh ee kor u qaadista wacyiga badbaadada cuntada iyo caafimaadka bulshada.

fans Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Faculty of Graduate Studies and Research - Somali National University Midowga Ardada Kuliyada Xanaanada Xoolaha iyo Daawaynta-SNU

29/05/2026

Gudoomiyaha Midowga Ardada Kuliyada Xanaanada Xoolaha iyo Daawaynta-SNU

Mr Mucaad Aadan Xassan
fans Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Faculty of Graduate Studies and Research - Somali National University

Faculty TikTok, guji linkga hoose si aad noogu soo biirto....

https://www.tiktok.com/.snu?_r=1&_t=ZS-96lUTTTKgIq

25/05/2026

Aamina Cabdinuur Xaashi
Gud. xigeenka Midowga Ardada Kuliyada Xanaanada Xoolaha iyo Daawaynta-SNU

Muhiimadda dhaqashada xoolaha iyo .......
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Faculty of Graduate Studies and Research - Somali National University

22/05/2026

Muhiimadda Xoolaha iyo doorka kobaca dhaqaalaha dalka ay ka qaataan.

Mohamed Mohamud Hashi -

Agaasimaha Midowga Ardada Kuliyada Xanaanada Xoolaha iyo Daawaynta-SNU
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Faculty of Graduate Studies and Research - Somali National University

21/05/2026

Dr Mohamed Hassan Buube celebrating with ...

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Midowga Ardada Kuliyada Xanaanada Xoolaha iyo Daawaynta-SNU Faculty of Graduate Studies and Research - Somali National University

Waxaa soo idlaatay cayaartii k**a dambeysta ee Tartanka Kubada Cagta dufcadaha kulliyadda X.Xoolaha-JUS 25/26.Cayaartan ...
19/05/2026

Waxaa soo idlaatay cayaartii k**a dambeysta ee Tartanka Kubada Cagta dufcadaha kulliyadda X.Xoolaha-JUS 25/26.

Cayaartan Finalka oo dhex martay B10VM iyo B9VM&AH ayaa waxay guushu raaacdey B10VM, in kastoo labaduba ay soo bandhigeen kubad qurxoon.

Kulliyadda waxa ay hambalyo u direysaa guuleytayaasha B10-VM.

Sidoo kale waxay mahad ballaaran usoo jeedineysaa guddida ardayda kulliyadda oo uu hogaaminayo Gudoomiye Mucaad Aadan Xassan, Gud.- xigeenka Mrs Aamino C/Nur Xashi, iyo guud ahaan Kaabeyaasha Fasalada oo kala shaqeeyey qabsoomidda tartankan xiisaha leh.
Midowga Ardada Kuliyada Xanaanada Xoolaha iyo Daawaynta-SNU Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Faculty of Graduate Studies and Research - Somali National University

On April 25, 2026, the Midterm examinations for the 2025–2026 academic year officially started for students of the Facul...
25/04/2026

On April 25, 2026, the Midterm examinations for the 2025–2026 academic year officially started for students of the Faculty of Veterinary Medicine and Animal Husbandry (SNU) at the Somali National University.

The faculty wishes you all success.

𝙁𝙀𝙧 π™’π™€π™§π™š π™žπ™£π™›π™€π™§π™’π™–π™©π™žπ™€π™£, π™₯π™‘π™šπ™–π™¨π™š π™«π™žπ™¨π™žπ™© bellow contacts
https://vet.snu.edu.so/
https://www.tiktok.com/.snu?_r=1...
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed
Faculty of Graduate Studies and Research - Somali National University Midowga Ardada Kuliyada Xanaanada Xoolaha iyo Daawaynta-SNU

16/04/2026

Goos-goos..
Tartanka kubadda cagta ardayda kulliyadda..

B10AH vs Batch9 (6-5)

Football is not just a game; it’s an art.
fans

16/04/2026

Goos goos,

Tartanka kubadda cagta ardayda kulliyadda...
fans

Address

Jidka Afgooye
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faculty of Veterinary Medicine & Animal Husbandry - SNU posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Faculty of Veterinary Medicine & Animal Husbandry - SNU:

Share