Al_AQSA Primary and Secondary School

Al_AQSA Primary and Secondary School School Motto: To Produce a Skilled Generation with Knowledge & Morality

Kusoodhowaada Sanad dugiyeedka cusub 2026-2027
30/08/2026

Kusoodhowaada Sanad dugiyeedka cusub 2026-2027

15/08/2026

Hambalyo Form Four Al-aqsa school guusha aad kagaarteen imtixaanka qaranka 2026.

Maamulka, macalimiinta iyo dhammaan howl wadeenada kale ee Dugsiga Al-aqsa Waxa ay farxadda guusha wadaagayaan ardayda F...
09/08/2026

Maamulka, macalimiinta iyo dhammaan howl wadeenada kale ee Dugsiga Al-aqsa Waxa ay farxadda guusha wadaagayaan ardayda Fasalka 8aad ee Dugsiga oo maanta natiija guul leh helay hambalyo dhammaantiin.

Waxa aan farxada guusha lawadaagayaa ardayda Fasalka 8aad ee gobolka banaadir ee uu maanta usoo idlaaday imtixaankii sha...
18/06/2026

Waxa aan farxada guusha lawadaagayaa ardayda Fasalka 8aad ee gobolka banaadir ee uu maanta usoo idlaaday imtixaankii shahaadiga ahaa.

Waxa aan si gaar ah farxadda ulawadaagayaa ardayda dugsiga Al-aqsa oo sanadkaan imtixaanka gashay oo kakoobnaa 130 arday, waxa aan urajeynayaa guul.

01/06/2026

Ugaaso Cabdikariim Guuleed oo ah Fasalka 12aad oo cod aad umacaan kuqaaseysa heestii Qaranka iyo Iftin Aadan Kaarshe oo ah fasalka 8aad oo aad ula qiirootay.

Ciid mubaarak
26/05/2026

Ciid mubaarak

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan waalidiinta, ardayda iyo howlwadeenada kale ee dugsiga in uu dugsigu gelayo Fasaxa Ciidul...
25/05/2026

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan waalidiinta, ardayda iyo howlwadeenada kale ee dugsiga in uu dugsigu gelayo Fasaxa Ciidul Adxaa laga bilaabo maanta oo Isniin ah 25/5/2026 kuna eg jimcaha 29/05/2026.
Duruustu waxa ay dib ubilaabaneysaa Sabtiga 30/05/2026.

Maamulka, Macalimiinta, Waalidiinta, Ardayda iyo dhammaan howlwadeenada kale ee dugsiga Waxa ay Tacsi udirayaan ayaga oo...
20/04/2026

Maamulka, Macalimiinta, Waalidiinta, Ardayda iyo dhammaan howlwadeenada kale ee dugsiga Waxa ay Tacsi udirayaan ayaga oo isku duuban.
Maama Qamar Cali Maxamed iyo Carruurteeda Ilma Daahir Cumar, waxa ayna uga Tacsiyeynayaan Geerida kutimid Aabe Daahir Cumar, ilaahay Qabrigiisa ha uwaasiciyo ehelkana haka Samirsiiyo Wabillahi Towfiiq.

22/03/2026


DHAMMAAN ARDAYDA DUGSIGA WAXAA LAGU WARGELINAYAA IN ISKUULKU UU FURMAYO MAALINTA BERITO OO AY TAARIIKHDA TAHAY 23-03-2026
INSHA ALLAH.

25/02/2026

Booqashadii Beder ee Dugsiga Al-aqsa

Address

Heliwa
Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:00 - 17:00
Tuesday 06:00 - 17:00
Wednesday 06:00 - 17:00
Saturday 06:00 - 17:00
Sunday 06:00 - 17:00

Telephone

+252619319222

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al_AQSA Primary and Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Al_AQSA Primary and Secondary School:

Shortcuts

Share