GREEN HOPE UNIVERSITY

GREEN HOPE UNIVERSITY The University is accredited by the Ministry of Education of Somalia and operates multiple campuses across the country.

Green Hope University, established in 2006, is a leading private non-profit institution dedicated to academic excellence, professional development, research, and innovation in Somalia, with a strong commitment to community development and preparing future Green Hope University is a private non-profit institution of higher education established in 2006, with a strong commitment to academic excellen

ce, innovation, and community development. The University offers undergraduate and postgraduate programs across various disciplines, including Criminology, Health Sciences, Economics & Management, and Social Sciences. Green Hope University is dedicated to delivering quality education through modern teaching methodologies, research, practical training, and active community engagement. Our mission is to prepare competent, ethical, and professional graduates who contribute positively to national and global development. We are responsive and committed to supporting our students and stakeholders. For inquiries and official communication, please contact us via WhatsApp: +252 61 3361655 or email: [email protected]

Waxaa maanta oo ay taariikhdu ku beegantahay 8 da bisha August, 2026 ka qabsoomay jaamacada Green Hope tababar cinwaanki...
08/08/2026

Waxaa maanta oo ay taariikhdu ku beegantahay 8 da bisha August, 2026 ka qabsoomay jaamacada Green Hope tababar cinwaankiisu ahaay qorista codsiyada shaqo iyo taariikh nololeedka shaqsi (How to write curriculum vitae and job applications).

Tababarkan waxaa loo qabtay ardayda kulliyadda caafimaadka wax kabarto si kor loogu qaado xirfadooda aqooneed.
Waxaana soo jeediyey Dr. Mohamed Abdi Jimale
https://scholarship.greenhopeuniversity.edu.so/Student.php

GREEN HOPE UNIVERSITY waxaa ka qabsoomay munaasabadda difaacashada buugga qalinjebinta ee ardayda Criminology and Securi...
07/08/2026

GREEN HOPE UNIVERSITY waxaa ka qabsoomay munaasabadda difaacashada buugga qalinjebinta ee ardayda Criminology and Security Studies.
Maamulka Jaamacadda Green Hope University wuxuu hambalyo u dirayaa dhammaan ardayda si guul leh u difaacday buugga qalinjebinta,
Jaamacadda Green Hope waxay sii wadi doontaa dadaalladeeda ku aaddan tayeynta waxbarashada sare, dhiirrigelinta cilmi-baarista,

https://scholarship.greenhopeuniversity.edu.so/Student.php



GREEN HOPE UNIVERSITY Waxaa si guul leh uga qabsoomay ๐†๐ซ๐ž๐ž๐ง ๐‡๐จ๐ฉ๐ž ๐”๐ง๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ aqoon-is-weydaarsi (Workshop) ku saabsanaa A...
06/08/2026

GREEN HOPE UNIVERSITY
Waxaa si guul leh uga qabsoomay ๐†๐ซ๐ž๐ž๐ง ๐‡๐จ๐ฉ๐ž ๐”๐ง๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ aqoon-is-weydaarsi (Workshop) ku saabsanaa Artificial Intelligence (AI), kaas oo ay si weyn uga faa'iideysteen ardayda ๐’๐š๐ง๐š๐๐ค๐š ๐”๐ ๐ฎ ๐ƒ๐š๐ฆ๐›๐ž๐ž๐ฒ๐š ๐ž๐ž ๐‚๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ญ๐ž๐ซ ๐’๐œ๐ข๐ž๐ง๐œ๐ž ๐š๐ง๐ ๐ˆ๐ง๐Ÿ๐จ๐ซ๐ฆ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐“๐ž๐œ๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ.

Intii uu socday workshop-ka, ardaydu waxay barteen fikradaha aasaasiga ah ee AI, horumarkiisa, iyo kaalinta uu ku leeyahay horumarinta tiknoolajiyadda casriga ah. Sidoo kale, waxaa la soo bandhigay tusaalooyin wax ku ool ah oo muujinaya sida AI loogu adeegsado dhisidda iyo dardargelinta software projects, iyadoo la adeegsanayo hababka AI Engineering iyo ๐๐ซ๐จ๐ฆ๐ฉ๐ญ ๐„๐ง๐ ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ซ๐ข๐ง๐ , kuwaas oo maanta ka mid ah xirfadaha loogu baahida badan yahay dhanka tiknoolajiyadda.

Waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa dhammaan ardaydii ka qaybqaadatay iyo masuuliyiintii ka shaqeeyay qabanqaabada aqoon-is-weydaarsigan qiimaha badan. Waxaan rajeyneynaa in ay u noqoto bilaw ardayda una horseedda hal-abuur, cilmi-baaris, iyo horumarinta xalal casri ah oo ku saleysan AI.

soojeedintii Mohamed Abdi Ali

05/08/2026

https://scholarship.greenhopeuniversity.edu.so/Student.php
Admissions Open 2026โ€“2027!
Green Hope University waxay si rasmi ah u furtay isdiiwaangelinta sanad-dugsiyeedka 2026โ€“2027.
โœ… Barnaamijyo tayo leh
โœ… Macallimiin khibrad leh
โœ… Waxbarasho casri ah
โœ… Fursado gudaha iyo dibadda ah
Isdiiwaangeli maanta, hana seegin fursadda aad ku dhisi karto mustaqbalkaaga.
Green Hope University Opening Doors to Your Future.

https://scholarship.greenhopeuniversity.edu.so/Student.php

03/08/2026

Qaar kamid ah ardayda dhigato Jaamacadda Green Hope University - Branch of Beledweyne ee Kulyadda ๐—˜๐—ป๐—ด๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—–๐—ผ๐—บ๐—ฝ๐˜‚๐˜๐—ฒ๐—ฟ ๐—ฆ๐—ฐ๐—ถ๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ Qeybta ๐—œ๐—ง ayaa soo Bandhigay hal abuurkooda Sanadlaha ah.

https://scholarship.greenhopeuniversity.edu.so/Student.php

GREEN HOPE UNIVERSITYTake the next step in your career with quality postgraduate education designed to develop leadershi...
03/08/2026

GREEN HOPE UNIVERSITY
Take the next step in your career with quality postgraduate education designed to develop leadership, professional skills, and global opportunities.
๐Ÿ“ž +252616557100
๐ŸŒ www.kesmonds.edu.cm

Jaamacadda Green Hope University waxaa ka qabsoomay munaasabadda difaacashada buugga qalinjebinta ee ardayda Kulliyadda ...
02/08/2026

Jaamacadda Green Hope University waxaa ka qabsoomay munaasabadda difaacashada buugga qalinjebinta ee ardayda Kulliyadda Af-Soomaaliga iyo Suugaantiisa.

Maamulka Jaamacadda Green Hope University wuxuu hambalyo u dirayaa dhammaan ardayda si guul leh u difaacday buugga qalinjebinta, isagoo u rajeeyay guul iyo horumar ku aaddan mustaqbalkooda tacliimeed iyo xirfadeed.

Jaamacadda Green Hope waxay sii wadi doontaa dadaalladeeda ku aaddan tayeynta waxbarashada sare, dhiirrigelinta cilmi-baarista, iyo horumarinta Af-Soomaaliga iyo suugaantiisa.
https://scholarship.greenhopeuniversity.edu.so/Student.php

Jaamacadda Green Hope faracyadeeda kala duwan waxay hambalyo diirran u diraysaa Prof. Dr. Maxamuud Axmed Jimcaale, oo ay...
23/07/2026

Jaamacadda Green Hope faracyadeeda kala duwan waxay hambalyo diirran u diraysaa Prof. Dr. Maxamuud Axmed Jimcaale, oo ay Golaha Wasiirrada XFS u magacaabeen Guddoomiyaha Guddiga Tacliinta Sare ee Qaranka.

Waxaan u rajeynaynaa guddoomiyaha inuu Alle u fududeeyo xilka culus ee loo magacaabay, kuna guuleeyo waajibaadka loo igmaday
https://greenhopeuniversity.edu.so/

Admissions Open 2026โ€“2027!Green Hope University waxay si rasmi ah u furtay isdiiwaangelinta sanad-dugsiyeedka 2026โ€“2027....
23/07/2026

Admissions Open 2026โ€“2027!
Green Hope University waxay si rasmi ah u furtay isdiiwaangelinta sanad-dugsiyeedka 2026โ€“2027.
โœ… Barnaamijyo tayo leh
โœ… Macallimiin khibrad leh
โœ… Waxbarasho casri ah
โœ… Fursado gudaha iyo dibadda ah
Isdiiwaangeli maanta, hana seegin fursadda aad ku dhisi karto mustaqbalkaaga.
Green Hope University Opening Doors to Your Future.
https://greenhopeuniversity.edu.so/

Address

Talex, Hodan Distract
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when GREEN HOPE UNIVERSITY posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to GREEN HOPE UNIVERSITY:

Shortcuts

Share