Daha International University -DIU

Daha International University -DIU Official page for DAHA International University is a non-profit, non-governmental educational institution. More info diu.edu.so.

๐—ฅ๐—ฒ๐˜€๐—ฒ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฐ๐—ต ๐—ฃ๐˜‚๐—ฏ๐—น๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—”๐—ฐ๐—ต๐—ถ๐—ฒ๐˜ƒ๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜Congratulations to ๐€๐ง๐ญ๐ก๐จ๐ง๐ฒ ๐Ž๐ฅ๐š๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐€๐๐ž๐ค๐จ๐ฒ๐š and Co-authors on the publication of their n...
29/05/2026

๐—ฅ๐—ฒ๐˜€๐—ฒ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฐ๐—ต ๐—ฃ๐˜‚๐—ฏ๐—น๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—”๐—ฐ๐—ต๐—ถ๐—ฒ๐˜ƒ๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜

Congratulations to ๐€๐ง๐ญ๐ก๐จ๐ง๐ฒ ๐Ž๐ฅ๐š๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐€๐๐ž๐ค๐จ๐ฒ๐š and Co-authors on the publication of their new research paper titled: โ€œDESIGN AND IMPLEMENTATION OF A SMART ENERGY MONITORING SYSTEM FOR MULTI-SOCKET OUTLETS USING IoTโ€ published in the D๐šh๐š ๐ˆn๐ญe๐ซn๐št๐ขo๐งa๐ฅ ๐”n๐ขv๐žr๐ฌi๐ญy A๐œa๐e๐ฆi๐œ ๐‰o๐ฎr๐งa๐ฅ (D๐ˆU๐€J), V๐จl๐ฎm๐ž ๐Ÿ“, I๐ฌs๐ฎe, ๐Ÿ.

This outstanding achievement reflects their dedication to innovation, scientific research, and technological advancement. Wishing the authors continued success and many more valuable contributions to the academic and research community.

๐‘จ๐’“๐’•๐’Š๐’„๐’๐’† ๐‘ณ๐’Š๐’๐’Œ: https://diuaj.com/index.php/pub/article/view/69

#๐‘๐ž๐ฌ๐ž๐š๐ซ๐œ๐ก๐๐ฎ๐›๐ฅ๐ข๐œ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง
#๐‘๐ž๐ฌ๐ž๐š๐ซ๐œ๐ก๐Ž๐Ÿ๐Ÿ๐ข๐œ๐ž
#๐ˆ๐จ๐“
#๐’๐ฆ๐š๐ซ๐ญ๐„๐ง๐ž๐ซ๐ ๐ฒ
#๐€๐œ๐š๐๐ž๐ฆ๐ข๐œ๐„๐ฑ๐œ๐ž๐ฅ๐ฅ๐ž๐ง๐œ๐ž
#๐ƒ๐ˆ๐”๐€๐‰ #๐‚๐จ๐ง๐ ๐ซ๐š๐ญ๐ฎ๐ฅ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ

26/05/2026

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐–๐€๐๐€๐€๐†๐’๐€๐

Waxaan dhammaan muslimiinta ugu hambalyeyneynaa gaar ahaan umada Soomaaliyeed farxadda munaasabadda Ciidul Adxaa.

Allaha naga aqbalo acmaashii wanaagsaneed.

Kulanka galabta waxaa uu ahaa kulan aad u adag oo  dhexmaray Fasaladda ๐’๐„๐Œ 6 P๐“ ๐Ÿ†š ๐’๐„๐Œ 2 F๐“  waxaana ugu dambeyn ay ciyaa...
25/05/2026

Kulanka galabta waxaa uu ahaa kulan aad u adag oo dhexmaray Fasaladda ๐’๐„๐Œ 6 P๐“ ๐Ÿ†š ๐’๐„๐Œ 2 F๐“ waxaana ugu dambeyn ay ciyaartu kusoo idlaatay 7:1 oo ay guushu ku raacday Fasalka ๐’๐„๐Œ 2 F๐“ oo Final u gudbay.

๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐ง๐š๐ ๐ฎ ๐ช๐š๐š๐ฅ๐ข ๐š๐กMaalinta beritoole (Carafada) waa maalin aad u weyn oo ajar badan leh ilaahey xagiisuna kuween, sida...
25/05/2026

๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐ง๐š๐ ๐ฎ ๐ช๐š๐š๐ฅ๐ข ๐š๐ก

Maalinta beritoole (Carafada) waa maalin aad u weyn oo ajar badan leh ilaahey xagiisuna kuween, sidaas darteed ha laga faaโ€™iideysto camallo fudud oo qiimo weyn leh:

โœ”๏ธ Soon (qofka aan Xajka joogin)
โœ”๏ธ Duco badan iyo Alle baryi
โœ”๏ธ Istighfaar joogto ah.
โœ”๏ธ Takbiir: Allahu Akbar, Laa ilaaha illallaah
โœ”๏ธ Sadaqo yar ama weyn
โœ”๏ธ Qurโ€™aan akhris ama dhegeysi
โœ”๏ธ Salaadda waqtigeeda iyo sunnada.
โœ”๏ธ Waalid & qaraabo xiriirin.

Ha lumin maalintaas qiimaha badanโ€ฆ hal maalin oo yar ayaa noqon karta sabab loo helo ajar weyn iyo dembi dhaaf badan.

Kulanka galabta waxaa uu ahaa kulan aad u adag oo  dhexmaray Fasaladda ๐’๐„๐Œ 6 P๐“ ๐Ÿ†š ๐’๐„๐Œ 2 F๐“  waxaana ugu dambeyn ay ciyaa...
25/05/2026

Kulanka galabta waxaa uu ahaa kulan aad u adag oo dhexmaray Fasaladda ๐’๐„๐Œ 6 P๐“ ๐Ÿ†š ๐’๐„๐Œ 2 F๐“ waxaana ugu dambeyn ay ciyaartu kusoo idlaatay 7:1 oo ay guushu ku raacday Fasalka ๐’๐„๐Œ 2 F๐“ oo Final u gudbay.

๐Ÿ ๐‘€๐ด๐‘‡๐ถ๐ป ๐ท๐ด๐‘Œ ๐ท๐ผ๐‘ˆ-๐‘‡๐ธ๐ถ๐ป ๐‘†๐ป๐‘‚๐‘Š๐ถ๐ด๐‘†๐ธ ๐‘Š๐ธ๐ธ๐พSEMI FINALโšฝ ๐’๐„๐Œ 6 P๐“ ๐Ÿ†š ๐’๐„๐Œ 2 F๐“๐Ÿ“…: Monday 25-d๐š May ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ6๐Ÿ“: BUSLEEY ๐’๐ญ๐š๐๐ข๐ฎ๐ฆโฑ๏ธ: 4:๐ŸŽ๐ŸŽ ๐†๐š๐ฅ๐š...
25/05/2026

๐Ÿ ๐‘€๐ด๐‘‡๐ถ๐ป ๐ท๐ด๐‘Œ ๐ท๐ผ๐‘ˆ-๐‘‡๐ธ๐ถ๐ป ๐‘†๐ป๐‘‚๐‘Š๐ถ๐ด๐‘†๐ธ ๐‘Š๐ธ๐ธ๐พ
SEMI FINAL
โšฝ ๐’๐„๐Œ 6 P๐“ ๐Ÿ†š ๐’๐„๐Œ 2 F๐“
๐Ÿ“…: Monday 25-d๐š May ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ6
๐Ÿ“: BUSLEEY ๐’๐ญ๐š๐๐ข๐ฎ๐ฆ
โฑ๏ธ: 4:๐ŸŽ๐ŸŽ ๐†๐š๐ฅ๐š๐›๐ง๐ข๐ฆ๐จ

Maanta yaad taageere utahay? Labadda koox ee ๐’๐ž๐ฆ 6 Part ๐“๐ข๐ฆ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ž๐ฆ 4 Full ๐“๐ข๐ฆ๐ž.

laacibkaaga hoos ugu yeer!

qaybta sports ka waxay garoonka kusoo bandhigi doonaan ciyaar xiiso leh oo ka tarjumeysa kartida iyo isdhexgalka jaamacadeed. Guul iyo ciyaar wanaag ayaan u rajaynaynaa labadda koox!

Support & Fair Play Always

๐—ฅ๐—ฒ๐˜€๐—ฒ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฐ๐—ต ๐—ฃ๐˜‚๐—ฏ๐—น๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—”๐—ฐ๐—ต๐—ถ๐—ฒ๐˜ƒ๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜Waxaan si farxad leh ugu hambalyeynaynaa ๐ƒ๐ซ. ๐‡๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐ž๐ข๐ง ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐ ๐’๐š๐ฅ๐š๐ daabacaadda cilmi-baari...
24/05/2026

๐—ฅ๐—ฒ๐˜€๐—ฒ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฐ๐—ต ๐—ฃ๐˜‚๐—ฏ๐—น๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—”๐—ฐ๐—ต๐—ถ๐—ฒ๐˜ƒ๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜

Waxaan si farxad leh ugu hambalyeynaynaa ๐ƒ๐ซ. ๐‡๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐ž๐ข๐ง ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐ ๐’๐š๐ฅ๐š๐ daabacaadda cilmi-baaristiisa qiimaha badan ee cinwaankeedu yahay:- ุชุตูˆุฑ ุงู„ู…ุฌุชู…ุน ุงู„ุตูˆู…ุงู„ูŠ ู†ุญูˆ ุงู„ู†ุธุงู… ุงู„ููŠุฏุฑุงู„ูŠ ุฏุฑุงุณุฉ ู…ูŠุฏุงู†ูŠุฉ ููŠ ู…ุญุงูุธุฉ ุจู†ุงุฏุฑ

Cilmi-baaristan qiimaha leh waxay gacan ka geysaneysaa fahamka tacliimeed ee aragtida bulshada Soomaaliyeed ee ku saabsan nidaamka federaalka, waxayna muujineysaa dadaal xooggan oo ku aaddan heer-sareynta aqoonta iyo cilmi-baaris saameyn leh.

Cilmibaaristaan Waxaa lugu Daabacay โ€œ๐ƒ๐š๐ก๐š ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐”๐ง๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ ๐€๐œ๐š๐๐ž๐ฆ๐ข๐œ ๐‰๐จ๐ฎ๐ซ๐ง๐š๐ฅ (๐ƒ๐ˆ๐”๐€๐‰), ๐•๐จ๐ฅ๐ฎ๐ฆ๐ž ๐Ÿ“, ๐ˆ๐ฌ๐ฌ๐ฎ๐ž, ๐Ÿโ€.

Waxaan u rajeyneynaa ๐ƒ๐ซ. ๐‡๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐ž๐ข๐ง guulo iyo horumar joogto ah safarkiisa cilmi-baariseed.

#๐‘๐ž๐ฌ๐ž๐š๐ซ๐œ๐ก๐๐ฎ๐›๐ฅ๐ข๐œ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง
#๐€๐œ๐š๐๐ž๐ฆ๐ข๐œ๐„๐ฑ๐œ๐ž๐ฅ๐ฅ๐ž๐ง๐œ๐ž
#๐‘๐ž๐ฌ๐ž๐š๐ซ๐œ๐ก๐Ž๐Ÿ๐Ÿ๐ข๐œ๐ž
#๐ƒ๐ˆ๐”๐€๐‰ #๐‚๐จ๐ง๐ ๐ซ๐š๐ญ๐ฎ๐ฅ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ

Kulanka galabta waxaa uu ahaa kulan aad u adag oo  dhexmaray Fasaladda ๐’๐„๐Œ 6 F๐“ ๐Ÿ†š ๐’๐„๐Œ 4 F๐“  waxaana ugu dambeyn ay ciyaa...
23/05/2026

Kulanka galabta waxaa uu ahaa kulan aad u adag oo dhexmaray Fasaladda ๐’๐„๐Œ 6 F๐“ ๐Ÿ†š ๐’๐„๐Œ 4 F๐“ waxaana ugu dambeyn ay

ciyaartu kusoo idlaatay 2:1 oo ay guushu ku raacday Fasalka ๐’๐„๐Œ 6 F๐“ .

See less

Kulanka galabta waxaa uu ahaa kulan aad u adag oo  dhexmaray Fasaladda ๐’๐„๐Œ 6 F๐“ ๐Ÿ†š ๐’๐„๐Œ 4 F๐“  waxaana ugu dambeyn ay ciyaa...
23/05/2026

Kulanka galabta waxaa uu ahaa kulan aad u adag oo dhexmaray Fasaladda ๐’๐„๐Œ 6 F๐“ ๐Ÿ†š ๐’๐„๐Œ 4 F๐“ waxaana ugu dambeyn ay ciyaartu kusoo idlaatay 2:1 oo ay guushu ku raacday Fasalka ๐’๐„๐Œ 6 F๐“ oo Final u gudbay .

LINE UP | DIU TECH WEEKโšฝ ๐’๐„๐Œ 6 P๐“ ๐Ÿ†š ๐’๐„๐Œ 4 F๐“๐Ÿ“…:  Monday 23-d๐š May ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ6๐Ÿ“: BUSLEEY ๐’๐ญ๐š๐๐ข๐ฎ๐ฆโฑ๏ธ: 4:๐ŸŽ๐ŸŽ ๐†๐š๐ฅ๐š๐›๐ง๐ข๐ฆ๐จ Line Up-ka mak...
23/05/2026

LINE UP | DIU TECH WEEK

โšฝ ๐’๐„๐Œ 6 P๐“ ๐Ÿ†š ๐’๐„๐Œ 4 F๐“
๐Ÿ“…: Monday 23-d๐š May ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ6
๐Ÿ“: BUSLEEY ๐’๐ญ๐š๐๐ข๐ฎ๐ฆ
โฑ๏ธ: 4:๐ŸŽ๐ŸŽ ๐†๐š๐ฅ๐š๐›๐ง๐ข๐ฆ๐จ

Line Up-ka maku jirtaa?

๐Ÿ ๐‘€๐ด๐‘‡๐ถ๐ป ๐ท๐ด๐‘Œ ๐ท๐ผ๐‘ˆ-๐‘‡๐ธ๐ถ๐ป ๐‘†๐ป๐‘‚๐‘Š๐ถ๐ด๐‘†๐ธ ๐‘Š๐ธ๐ธ๐พSEMI FINALโšฝ ๐’๐„๐Œ 6 F๐“ ๐Ÿ†š ๐’๐„๐Œ 4 F๐“๐Ÿ“…: Monday 23-d๐š May ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ6๐Ÿ“: BUSLEEY ๐’๐ญ๐š๐๐ข๐ฎ๐ฆโฑ๏ธ: 4:๐ŸŽ๐ŸŽ ๐†๐š๐ฅ๐š...
23/05/2026

๐Ÿ ๐‘€๐ด๐‘‡๐ถ๐ป ๐ท๐ด๐‘Œ ๐ท๐ผ๐‘ˆ-๐‘‡๐ธ๐ถ๐ป ๐‘†๐ป๐‘‚๐‘Š๐ถ๐ด๐‘†๐ธ ๐‘Š๐ธ๐ธ๐พ
SEMI FINAL
โšฝ ๐’๐„๐Œ 6 F๐“ ๐Ÿ†š ๐’๐„๐Œ 4 F๐“
๐Ÿ“…: Monday 23-d๐š May ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ6
๐Ÿ“: BUSLEEY ๐’๐ญ๐š๐๐ข๐ฎ๐ฆ
โฑ๏ธ: 4:๐ŸŽ๐ŸŽ ๐†๐š๐ฅ๐š๐›๐ง๐ข๐ฆ๐จ

Maanta yaad taageere utahay? Labadda koox ee ๐’๐ž๐ฆ 6 Full ๐“๐ข๐ฆ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ž๐ฆ 4 Full ๐“๐ข๐ฆ๐ž.

laacibkaaga hoos ugu yeer!

qaybta sports ka waxay garoonka kusoo bandhigi doonaan ciyaar xiiso leh oo ka tarjumeysa kartida iyo isdhexgalka jaamacadeed. Guul iyo ciyaar wanaag ayaan u rajaynaynaa labadda koox!

Support & Fair Play Always

Address

Jidka Wadnaha , Jidka Tarabuunka, Mogadishu Hodan District Mogadishu Somali
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Friday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Telephone

+252612514040

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daha International University -DIU posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Daha International University -DIU:

Share